Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Abdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid suxufi Cali...

Shiinaha Oo Go’doon Galiyay Taiwan.

Dowladda Shiinaha ayaa Saaka qaaday Tallaabo horay Khubaraddu u saadaalisay oo ahayd in ay Taiwan galin doonta xaalad go'doon ah. Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday...

Qaramada Midoobay Oo Lacag Ugu Deeqay Soomaliya.

War kasoo baxay Hay’adda OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha bini’aadantinimada xafiiskeeda Muqdisho ayaa lagu sheegay in khatarta macluusha Soomaaliya iyo dadka ku...

DAAWO: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka Warbixiyay Howlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidanka xooga dalka.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan Ayaa Sheegay in Argagixasadu Tahay "Dilaha Diinta, Dilaha Aqoonta, Dilaha Garashada iyo Dilaha Garashada".   HOOS KA DAAWO https://youtu.be/tTDjOjmblWI  

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay manta yesheeyn ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen Kulanka ayaa...

Ugu Akhris Badan