Wararka

Shir looga hadlayey Hormarinta Mashaariicda,iyo Xoojinta Amniga deganada KGS oo Baydhabo lagu qabtay

MUQDISHO-6-8-2022-;Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha,Gargaarka,Cadaalada,Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada  ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP oo Baydhabo  gaaray. Kulanka Wasiirada...

[DHAGEYSO] Soomalida Ku nool Canada oo soodhaweeyey mamnuucista Hubka oo ay ku dhawaaqday Dowladda Canada

MUQDISHO-6-8-2022-:Dowladda Canada ayaa si Deg –Deg ah u dhaqangalineysa mamnuucista Hubka oo  ay ku dhawaaqday laba bilood ka hor iyadoo  soomaalida ku nool Dalkaas...

Israel oo duqaysay Gaza iyo Islamic Jihad oo iyadna gantaalo ku ridday dhanka Israel.

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza...

Ciidamada DDS oo sheegay in 800 oo katirsan Kooxda Al-shabaab ku dileen dagaalo ka dhacay Gobolka Afdheer

MUQDISHO-6-8-2022-:Guddiga ku-meel-gaarka ah ee Ciidamada Amaanka DDS ayaa shaaca ka qaaday in la dilay in ka badan 800 oo Maleeshiyada kooxda Argagixisada ah ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhiggiisa Uganda.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan Taliyaha xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Xasan...

Ugu Akhris Badan