Wararka

RW Hamse Oo Amar Cusub Soo Saaray.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa soo saaray go’aamo muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka. Hoos...

Maamulka degmadda ceel berde oo Ku baaqey in la caawiyo Dadkii degmadaas ku soo barakacay.

Guddomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo ka Hadley xaaladihii u dambeeyay ee degmadaas ayaa sheegey in in dadkii degmada kusoo barakacay ay gargaar...

Madaxweynah Qaranka Oo ka Qeyb Galay Madasha Ganacsiga Somaliya Iyo Uganda. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo...

Wasiirka Cusub Ee Amniga Oo Xilka Lawareegay (SAWIRO).

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali...

Kulan Looga arinsanayay Xalka Abaaraha Gobolka Oo Lagu Qabtay Galkacyo.

Kulanka looga arimsanayay xaalada abaaraha iyo gaarsiinta deeqaha dadka ay abaartu ku saameeysay deegaanada hoostaga dagmada Galkacyo ayaa maanta lagu qabtay xarunta dowlada hoose...

Ugu Akhris Badan