Wararka

Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Alle ha u naxariistee waxaa magaaladda Hargeysa maanta ku geeriyooday, abwaankii weynaa ee Ummadda Soomaaliyeed, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Dhowrkii sano ee la soo...

RW Xamse Oo Kulankii Ugu Horeeyayq La Qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed...

Xal Laga Gaaray Dilal ka Dhacay Gobolka Hiiraan (SAWIRO).

Waxaan heshiish hordhac ah laga gaaray dilal maanta ka dhacay meel u dhaw Degmada Matabaan oo ay ku dhinteen ilaa 4 Ruux. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan...

Waxaa maanta qabuuro kuyaal deegaanka ceelasha biyaha lagu aasay marxuumad Hiba oo kamid aheed ardaydii shalay natiijadooda ay shaacisay wasaarada Waxbarashada

Waxaa maanta qabuuro kuyaal deegaanka ceelasha biyaha lagu aasay marxuumad Hiba Qaasim Maxamed oo kamid aheed ardaydii shalay natiijadooda ay shaacisay wasaarada Waxbarashada blse...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degmada Buulo-burde

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Buulo Burde halkaas oo si diiran loogu soo...

Ugu Akhris Badan