Wararka

Madaxweyne Dani oo booqday xarunta dhexe ee Wasaaradda caafimaadka Puntland

Muqdisho: 22 August 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda caafimaadka Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa booqday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kukmay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Da’ud Aweys Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao. Kulanka Wasiirka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta kormeeray garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo indha-indheeyay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami...

Ra’iisalwasare Hamse oo balan qaad u sameyey dadkii ku wax yeeloobay Qarixii Hotel Hayaat

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday hotelka Xayaat...

Dowladda Pakistan oo mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan

Dowladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan. Dowladda ayaa Imran Khan u jeedisay eedo...

Ugu Akhris Badan