Wararka

Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Bare oo qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka Agaasimaha...

Haweenka Ku nool Baladweyne oo garab istaag u muujiyey Ciidamada Qaranka iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jiro kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab

Haweenka ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa garab istaag u muujiyay ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jiro kooxaha...

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan la qaatay Hantidhawraha Guud ee Qaranka iyo Xubno katirsan Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)

Muqdisho, Sebteembar 10, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare...

Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo KGS oo Muqdisho soo gaaray

Madaxwaynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. MW Laftagareen ayaa ka qeyb geli doono shirka madaxda dowladda...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo gaaray Muqdisho.

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. MW Qoorqoor ayaa ka qeyb geli doono shirka madaxda...

Ugu Akhris Badan