Wararka

Booliska Mareykanka oo xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo loo heysto in uu dil geystay

Ciidamada Booliiska Magaaladda Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Maxamed Bashiir oo loo heysto dembi la...

Madaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay fursadaha...

Wasaarada xanaanada xoolaha puntland ayaa lagu wareejiyay xarun cusub oo ay Hay’adda FAO ka hirgalisay Galkacyo

Xaruntaan oo ay ka hirgalisay Magaalada Gaalkacyo Hay’adda Qaramada midoobay ee FAO isla markaana ay maalgaliyeen midowga yurub ayaa manta lagu wareejiyay wasaarada xanaanada...

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo saraakiil oo ku guuleystay iney kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo dagaalamay

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xooga Dalka ayaa ku guuleystay iney kala dhexgalaan Beelo...

Dowladda Soomaliya oo cambaareysay falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda Al-shabaab ku dileen qaar ka mid ah nabaddoonada Gobolka Hiiraan

Mogadishu, 17-09-2022: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada ah ee Al-shabaab ay xalay...

Ugu Akhris Badan