Wararka

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya , ayaa maanta tababar usoo xeray waaxyaha shaqaalaha ee hey’adaha kala duwan ee dowladda

MUQDISHO: 19:09:2022, Xoghayaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane, Deeq Ciise Cumar ayaa maanta u soo xirey Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax-Qeebeedyada Hay’adaha...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr James...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusu Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna...

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u...

Guddoomiye Madaale oo kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha Maamulka gobolka Banaadir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha Maamulka gobolka Banaadir iyo Dowlada...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa kulan kula qaatay Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland iyo ku xigeenkiisa. Kulankaan waxaa qayb...

Ugu Akhris Badan