Wararka

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga...

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka oo la kulmay Ambassador Jamal Maxamed

Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga cimilata iyo ilaalinta Deegaanka. Ambassador...

Macalin Tababar oo katirsanaa Xoogga Dalka laguna helay la shaqeynta Al-shabaab oo 15-sano oo xabsi ah lagu xukumay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah sarkaal katirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya kaas oo lagu helay...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Xarunta CID ee ciidanka Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta Kormeeray Xarunta CID ee Ciidanka Boliiska oo horay uu Ummadda Soomaaliyeed ugu balanqaaday...

[DAAWO+SAWIRO] Ciidanka Booliska saldhigga degaanka Garasbaaleey oo dilay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ayaa saakay toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo doonayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka dowladda, isgoyska xaafadda...

Ugu Akhris Badan