Wararka

Kiisaska Ebola ee Uganda oo kordhay xilli uu fidaya cudurka

Tirada dadka looga shakisan yahay in ay qabaan cudurka Ebola ee dalka Uganda ayaa sii kordheysa.   Maamulka wuxuu sheegay in ay jiraan 34 kiis oo...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineysa Dhainyaro ku xirnaa dalka Liibiya

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 27 bishan oo bari ku beegan inay Dalka dib ugu soo celineeyso ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib...

Hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo safar aqoon kororsi shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka Uganda

Hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XJFS ayaa safar aqoon kororsi shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka...

Kalfadhigii Shanaad ee Golaha Deegaanka Dagmada Galkacyo ayaa maanta u furmay Golaha Deegaanka Dagmadaasi

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa Maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 5aad ee Golaha deegaanka Dagmada kulankiisii koowaad kaa oo ka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Ugu Akhris Badan