Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo Maanta  ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin Kale oo ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada oo ku soo guuleysatay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ku soodhaweeyey Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda...

Madaxweyne Puntland iyo masuuliyiin kale oo maanta Garoowe uga qaybgalayo Qalinjabinta Dufcadii 10aad ee jaamacadda Bariga Africa ee Garoowe

Garowe 17 OCT 2022: Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeybgalayaXafladda Qalinjabinta Dufcadii 10aad Ee Jamacadda Bariga Afrika Garowe. Xafldda...

Ra’iisulwasaare Hamza Abdi Barre oo gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Deegaanka...

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo duqeeyay Caasimadda Ukraine

Ugu yaraan shan qarax ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv-xilli la taliyaha madaxweynaha dalkaas uu ku eedeeyay inay ka dambeeyeen duqeymaha diyaaradaha aan...

Ugu Akhris Badan