Wararka

Madaxweyne Hassan Sheikh oo kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane James Swan

Muqdisho, Oktoobar 25, 2022; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee...

Ciidamada Galmudug iyo Dadka deegaanka oo la wareegay Deegaanka Qaayib iyo Galmudug oo ka hadashay

Ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan macawislayda deegaanka ayaa Maanta  la wareegay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kaas oo degmada Baxdo koofur ka xiga...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo Xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa Xalay  casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo soo xiray tartanka xaafadaha degmada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Bare Maxamuud, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland, Mudane Aways Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha degmada...

Madaxweyne Ahmed Madoobe oo hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo...

Ugu Akhris Badan