Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno hoostaga Aadanyabaal.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow Aadanyabaal ee gobolka Shabeellaha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Magaalada Kampala kaga qayb galay shirka khilaafaadka dhulka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee dalalka...

[DAAWO+SAWIRRO] Madaxweynaha JFS oo maanta qaabilay Xoghaya guud ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, isaga oo kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha iyo qeybaha kala...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha...

Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho’ Oktoobar 25,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka...

Ugu Akhris Badan