Wararka Caalamka

Salva Kiir oo ballan qaaday qabashada doorashadii ugu horreysay ee dalkiisa

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo socda, sida laga soo...

Ciidamada Isra’iil oo dib ugu baxay Jeniin

Ciidamada Isra’iil ayaa isaga baxay xerada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib maalmo ay halkaas ka wadeen howlgal ay ku bartilmaameedsanayeen dadka reer Falastiin ee...

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa...

Turkiye iyo Masar oo magacaabay safiirro ka howlgala dalalkaasi

War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen wasaaradaha arrimaha dibadda ee Turkiye iyo Masar ayaa lagu sheegay in labada...

Qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujisay xaaladda magaalada Jeniin ee Daanta

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibatooyinka  ka socda magaalada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib markii Ciidamada Israa’iil...

Ugu Akhris Badan