Wararka Caalamka

Xaaladdii deg-degga aheyd oo laga qaadey Turkiga

Dowladda Turkiga ayaa qaaddey xaaladdii deg-degga aheyd ee mudada saarneyd dalkaas kaddib markii dib loo doortay Madaxweyne Erdogan. Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa rumeysan in la...

Japan iyo Midowga Yurub oo saxiixay Heshiis taariikhi ah oo saameeynaya suuqyo ay ku xiran yihiin 600 milyan oo qof. “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) — Japan iyo Midowga Yurub oo saxiixay Heshiis taariikhi ah si loo ilaaliyo waxsoosaarka warshadaha iyo waxyaabaha la dhoofiyo ama lala soo dago. Midowga...

Obama Oo ugu baaqay Madaxda Kenya in la joojiyo khilaafyada xagga qabaa’ilka ee ka dalkaas kadhaca

Madaxweynihii hore ee waddanka Mareykanka Barack Obama ayaa ka dhoofay caasimadda Kenya ee Nairobi, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar labo maalmood qaatay oo...

Sweden iyo Soomaaliya oo wada hadlay

Muqdisho (SNTV)- Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo ayaa intii  uu socday   kullanka beesha caalamka iyo Soomaaliya ee  ka socda waddanka...

Eriterea oo Safaaradeedii Dib Uga furatay Adis ababa “Sawirro”

Muqdishu (SNTV) Dowlada Ereterea ayaa dib uga furatay Safaaradeedi Magaalada  Adiss Ababa ee Dalka Ethiopia Maanta oo isniin ah, Arintaasoo Kadambeysay Wadahadalo iyo heshiisyo...

Ugu Akhris Badan