Villa Somalia

(AKHRISO) Taariikh Nololeedkii Alaha u naxariitee Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib.

Waa Kuma Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban ) Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe...

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u Naxariistee Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka mahadnaqa qorayaasha iyo daahfurka aaladeynta manhajka Qaranka.

Munaasabadda oo loogu mahadnaqayay Qorayaasha laguna Daahfurayay aaladeynta Manhajka Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta Murtida iyo Wacyigelinta ee tiyaatarka Qaranka. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta kormeeray xaruumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu...

Dowladda Soomaaliya oo xarigga ka jartay dhismaha safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay+(SAWIRRO).

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ay garab taagan yihiin Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan...

Ugu Akhris Badan