Gobollada
Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay Maleeshiyaad ku dagaalamay qeybo kamid ah Galmudug
Muqdisho (SNTV)- Taliska Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Howlgala Deegaanada Dawlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta ku baxay Deegaanka Hardis oo qiyaastii 25...
Qaar ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay Sool oo la keenay Muqdisho
Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Xalay lasoo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho Diyaarad sidday 22 Qof oo ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Dhumay ee...
Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Sool
Muqdisho (SNTV)- Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray...
Dowlad gobaleedyada oo markale xisaab celin la weydiiyay
Muqdisho (SNTV)- War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaraddaha Maaliyadda ee dawlad goboleedyada dalka looga codsaday inay...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq u dirtay Madaxda Maamul Goboleedyada
Muqdisho (SNTV);- War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gogoshii uu u fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maamul...