Benaadir

Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ugu baaqay in ay Ra’iisul wasaaraha cusub ansixiyaan.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa baaq u jeediyay Xildhibaannada laga soo doorto degaannada Jubbaland. Axmed Madoobe oo ka hadlayay kulan...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka wada Galmudug.

Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ku beegsadeen deegaano maleeshiyaadka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhiggay Xarunta ilaalada deegaanka Xamar iyo waaxda Dad dhigista+SAWIRRO.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu sameynayo xarunta ciidanka ilaalada...

Howl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb galay ololaha Is-xilqaan.

Howl-wadeennada iyo qaar kamid ah mas'uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay wijiga labaad wareegga 15-aad ee...

Seddex oo laga soo badbaadiyay diyaarad ku dhacday garoonak Aadan Cadde.

Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa magaalada Baladweyne u...

Ugu Akhris Badan