Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee...
Waxaa Saqdii dhexe ee xalay ku geeriyooday Isbitaalka Ordogaan EX Digfeer ee magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid...