Benaadir

Guddoomiye Yarisow oo la dar-daarmay guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda ay asaas u tahay...

Agaasimaha cusub ee Nisa oo si rasmi ah xilka kala wareegey agaasimahii hore

Munaasibad ballaaran oo si heersare ah loo soo qabanqaabiyay oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayuu si buuxda xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee...

R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galey munaasabad lagu xusayay mallinta afka hooyo

Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ayaa munaasabad lagu maamuusayay waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho,taasi oo ay siwada jir...

Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmay Jiddah

Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka kiisa Afaraad  ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudiga. Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda...

wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqallaha oo ka qeyb galey kulanka wasaiiradda islaamka

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya  Salah Ahmed Jamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay shirka wareega 4-aad ee Wasiirada shaqada...

Ugu Akhris Badan