Benaadir

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo Dadka Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu soo laabtay, markuu safar wada tashi ah kuna saabsanaa arrimaha ammaanka uu lasoo...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo tababar u soo xirey ciidanka ilaalada madaxtooyada

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka...

Gudoomiyaha aqalka sare oo sheegey in muhiim ay tahey in la dhiso akadeemiyada fanka iyo suugaanta

Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa xukuumadda u soo jeediyay in ay ku dedaasho hir-gelinta xarumaha Akadeemiyada Cilmiga...

Danjiraha Turkiga soomaali u fadhiya oo casho sharaf u sameyey diblamaasiin soomaali ah oo tababar dhameystay

Safiirka Jamhuuiriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga H.E. Mr. Jama Abdullahi Mohamed ayaa xaflad casha sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay Caasimadda Ankara toban...

Taliyaha Ciidaanka Asluubta Soomaaliyeed oo hambalyo u direy sannad guurada ciidanka Asluubta

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa hambalyo u diray Taliska Ciidanka Asluubta oo Maanta u dabaal degaya Sanadguuraddii 48aad ee...

Ugu Akhris Badan