Waxaa Maanta xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug Konton ka mid ah Dhallinyaradii dhawaan laga soo daayay...
Kulankani oo muhiimdiisu aheyd sidii loo xoojin lahaayay hormarinta waxbarashada Gobolka Benaadir iyo in dib loo soo nooleeyo xarumahii waxbarashada ee Dowlada si markale...