Benaadir

Ciyaartooyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya oo maantay soo gaaray muqdisho.

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo Guul...

Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Mudane; Waare oo...

Olole nadaafadeed oo ka billoowday qaybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho-(SNTV) Waxaa qaybo ka mid ah Gobolka Banaadir xalay ka billoowday Olole nadaafadeed oo lagaga hor tagayo wasaqda ka dhalataa xilli Roobaadyada. Ololahan nadaafadeed ayaa...

Boqolaal Qoys oo ka Barakacay guryahooda Fatahaada uu sameeyey webiga Jubba

Baardheere(SNTV):–Ku dhowaad ilaa Seddex Boqol oo qoys oo ku noolaa ilaa Afar Xaafadood ee ku yaala degmada Baardheere una dhow hareeraha uu  maro webiga...

Eng Yarisow “Ka qeyb galka Cayaaraha heer Caalami ah waxay astaan u tahay soo noqoshada Dawladnimada Soomaaliya”

Muqdisho, 27, Abriil 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ka qeyb galka Cayaaraha heer Caalami...

Ugu Akhris Badan