Benaadir

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Jidka Degmada Dharkiinley

Muqdisho, 27 May, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo dhagax-dhigay wadada Jaalle Siyaad ee dhex marta...

Mashaariic Horumarineed oo laga hirgelinayo degmada Warshiiq

Warshiiq (SNTV) Mashaariicdaan Horumarineed ee laga  Hirgelinayo  Degmada Warshiiq  ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka mid ah  Ceel Biyood leh biyo macaan, kaasi oo...

Yaa ku badiyay tartan aqooneedkii dhex-maray degmooyinka Marka VS Hilwaa?

Muqdisho (SNTV)-Degmooyinka Marka iyo Hilwaa oo ka kala tirsan Shabeelaha Hoose iyo Benaadir  ayaa  caawa wacadaro muujiyay kadib tartan aqooneedkii  dhex maray. Degmada Marka oo...

Ciidamada Xasilinta oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan hub sharci daro ah iyo dadkii watay

Muqdisho(SNTV) Iyadoo ay sii kordhayaan howlgalada lagu xaqiijinayo amniga caasimadda ayaa Howlgal ballaaran oo ay Ciidamada Ammaanka ka sameeyeen xaafadda Xamar Bile ee degmaad Warta...

Kaaraan oo waji kale u yeeshay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Caawa waxaa wada ballansanaa degmooyinka Kaaraan & Gaalkacyo oo ka kala tirsan Benaadir iyo Mudug. Qorya tuur kadib degmada Kaaraan ee gobalka Benaadir ...

Ugu Akhris Badan