Benaadir

Duqa Muqdisho oo Maxkamadaha kala hadlay xal-u-helidda Dukumiintiyada Been abuurka ah

Muqdisho (SNTV)— Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kormeeray xarumaha Maxakamadda Ciidammada Qalabka Sida, Maxkamadaha heer Gobol ee...

Sareeye guuto Saalax“Waxaan dilnay Dhagarqabe ka qeyb qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistan ah”

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Xoogga Dalka ayaa guulo waa weyn ka gaaray Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sheegay in dib u dhis lagu sameynayo Xarumahii Milatariga ee ku yaalla degmadda Deyniile

Muqdisho (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Abaanduullaha Ciidanka Difaaca S/guuto Odowaa Yuusuf Raagge oo ay wehliyaan Saraakiil kale...

Madaxa xukuumadda Galmudug oo soo dhaweeyay Gogosha Madaxweyne Farmaajo u fidiyay Dowlad Gobaleedyada

Muqdisho (SNTV)-Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Galmudug ay soo dhawayneyso gogoshii Madaxweyne Farmaajo u fidiyay maamul goboleedyada, si...

Howlgal maleeshiyada Al-Shabaab looga saarayo degmada Xarar-dheere oo ka socda Gobolka Mudug

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa wada abaabul ka dhanka maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Dhowaanahan...

Ugu Akhris Badan