Benaadir

Guddoomiye Yariisow oo Taliska AMISOM kala hadlay dadkii rayidka ahaa ee lagu dilay Muqdisho

Muqdisho November 7 (SNTV):-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah lagu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta soo bandhigay Qorshayaal lagu hormainaayo Muqdisho.

Muqdisho November 7 (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan barnaamijka Horumarinta Dawladaha Hoose. Guddoomiyaha...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):- Ciidanka Xoogga dalka ayaa lix maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay tiro kale oo badan ku dhaawacay deegaanka araara oo ku dhow...

Guddoomiye Tuulax oo sheegay in aan loo dulqaadaneyn caburinta dhalinyarada

Muqdisho (SNTV):- Mas”uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar Jajab ee Gobolka...

Xubno katirsan Labada Gole ee Baarlamaanka oo bogaadiyey dhalinyaro Garbahaareey ka hirgeliyey Maktabad

Muqdisho (SNTV) Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey dhalinyarada hirgalisay Maktabadda degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, kadib munaasabad...

Ugu Akhris Badan