Benaadir

Golaha Shacabka oo baaq nabadeed ka soo saaray colaada Gobolka Galgaduud

Muqdisho (SNTV);- Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray colaada ka taagan gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada...

Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar oo dayactir iyo qalabeyn u baahan

Muqdisho (SNTV);- Maareeyaha Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle Mudane Ibraahim Maxamed Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu dayactir...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Shirka Maayarada Dalalka Islaamka oo Jabuuti ka furmay

Jabuuti (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay Shirka Maayarada Magaalooyinka dalalka Islaamka oo sanadkan lagu...

Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha  Gobalka Banaadir Eng. Yariisow ayaa  marti ku ah. Tabiye - Faysal Muuse https://www.youtube.com/watch?v=jNzWPxg5cLk

Duqa Muqdisho oo Bulshada Dayniile ku boggaadiyey dadaalladooda Nabadda iyo Is-dhexgalka.

Muqdisho (SNTV):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Shacabka iyo Maamulka Degmada Dayniile ku dhiirigeliyey dadaalladooda ku aaddan Nabadda...

Ugu Akhris Badan