Benaadir

Guddiga qabanqaabada dib u heshiisiinta Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SNTV);- Xubnaha Guddiga qabanqaabada dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta gaaray caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Wafdiga ayaa markii ay ka degeen garoonka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Qeybaha Bulshadda ee Baled-weyne

Muqdisho (SNTV);- Kulankaan oo guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cusmaan Barre Maxamed uu la qaatay qaar kamid ah Odoyaasha, Siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada ee...

Madaxweyne Waare iyo James Swan oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka QM iyo maamul Goboleedyada Dalka

Jowhar-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare , ayaa Xafiiskiisa Jowhar ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka xoghayaha guud ee QM Soomaaliya, James Swan. Wafdiga...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug

Dhuusamarreeb (SNTV):-Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan Caawa la magacaabay...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulan wadatashi iyo IslaXisaabtan ah la yeeshay Shacabka iyo Maamulka Degmada Dayniiile

Muqdisho (SNTV);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa galabta kulan wadatashi iyo Isla Xisaabtan ah la yeeshay shacabka...

Ugu Akhris Badan