Home BENAADIR KULANKA TODDOBAADKA

KULANKA TODDOBAADKA

Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha  Gobalka Banaadir Eng. Yariisow ayaa  marti ku ah. Tabiye - Faysal Muuse https://www.youtube.com/watch?v=jNzWPxg5cLk

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo uu marti ku yahay taliyaha ciidanka booliska.{Daawo}

Si aad Wax badan uga ogaato is badalka taliska ciidanka Boolisku ku sameeyay shaqadii ka socotay xarunta baarista dambiyada ee CID daawo barnaamijka kulanka...

Daawo Barnaamijka kullanka todobaadka 15-11-2019

Wasiirka cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay dadka u dacwa taga maxkamadaha argagixisada. https://www.youtube.com/watch?v=qWEWXMH6WT8

Daawo Barnaamijka kulanka todobaadka.

Barnaamijka waxaa todobaadkaan marti ku ahaa wasiirka beeraha iyo waraabka XFS Saciid Xuseen Ciid waxaana diiradda lagu saaray howlaha wasaaradda u qabsoomay iyo waajibaadka...

Daawo: Hay’adaha Garsoorka dalka oo wada qorshe hormarineed

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/512999819510901/

Daawo Barnaamijka Kulanka todobaadka oo uu marti ku yahay wasiirka Qorsheynta Qaranka.

https://www.youtube.com/watch?v=vlIaKcF0KIA

Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijka Kulanka Todobaaka oo kamid ah  Barnaamijyaada Todobaalaha ah Ee ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa...