Hir-Shabelle

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo.

Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 2-aad ee...

Heshiis nabadeed oo beelo walaala ah ku dhexmaray Matabaan.

Saraakiisha Ciidamada Booliska dagmada Mataban iyo Galmudug ayaa ka qayb galay heshiis nabadeed oo ay deegaanka bacda ee duleedka Matabaan ee gobolka Hiiraan ku...

Madaxweyne Waare oo soo magacaabay xubnihii federaalka ee doorashooyinka.

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa noqotay maamulkii u dambeeyey ee ku dhowaaqa liiska xubnaha ku metalaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal & heer...

Amniga Jowhar oo la adkeeyay xilli lagu jiro ololaha doorashooyinka Hirshabeelle.

Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haley karo kaddib howlgalo ay ka...

Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle oo la kulmay safiirka UK+SAWIRRO.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa saaka kulan la qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska Mudane Ben...

Ugu Akhris Badan