Galmudug

Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Munaasabadda xuska 46 sano guuradii kasoo wareegtay maalinta macalinka soomaaliyeed ee 21 Novembar ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo uga qeyb galay xubno ka tirsan...

Maamulka iyo Ciidamada Amniga Galmudug oo ku guuleystay Xalinta Xiisado Colaadeed oo ka jirtay Xadka Gobolada Mudug iyo Galgaduud+(SAWIRRO).

Maamulka Galmudug Oo Kaashanaya Ciidamada Amniga Qaranka Gaar Ahaan Ciidamada Boliiska Iyo Kuwa Xoogga Dalka Ayaa Ku Guuleeystay Xalinta Xiiso Colaadeed Oo Maalmihii U...

Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Xildhibaan Ubax Tahliil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee...

Wasiirka Shaqada JFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka Degmada Galdogob+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal shaqo ku jooga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa kulan...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha Galmudug oo dhagax dhigay xarunta Dhallinyarada Hobyo+(SAWIRRO).

Munaasabadaan lagu dhagax dhigayay Xarunta hanuuninta iyo Horumarinta Dhallinyarada ee Degmada Hobyo ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka Degmada iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda...

Ugu Akhris Badan