Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Oo salaada Ciida ladukaday Shacabka Reer Baxdo.

Muqdisho-09,07-2022:Magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa maantay si weyn looga ciiday maalinta Koowad ee ciidul Adxada, si lamid ah magalooyinka kale ee Soomaliya waxaana...

[DHAGEYSO+SAWIRO]Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhanka Galmudug oo qeylo dhaan ka muujiyey Abaaraha ka jira deeganada Gobolkaas

MUQDISHO-05-7-2022-:Guddoomiyaha Gobolka  Mudug iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Maamulka Galmudug oo safar lagu kormeerayey Xaaladda Abaaraha ku Maray Deegaano dhaca Bariga Gobolka Mudug. Wafdi uu...

Dowladda Soomaaliya oo deeq loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay Magaalada Gaalkacyo

Muqdisho,04,7,2022:Deeqdaan oo ay ka Soctay Dowlad fadaraalka soomaaliya isla markaana qeyb ka ah gurmadyada lagu caawinayo dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen gobolada dalka ayaa...

Deegaanka Wisil oo maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro Argagixisada Al-Shabaab

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug  waxa ay  maantay martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee...

Hirgalinta xarumo looga talagalay horumarinta waxbarashada culuumta diinta islaamka oo Gaalkacyo ka socanaya

Muqdisho-Juun-28-6-2022-:Xaruntaan oo qeyb ka Ah xarumaha loogu talagalay sare u qaadista Barashada culuumta diinta islaamka isla markaana dhismaheeda ay si isxilqaan ah uga qeyb...

Ugu Akhris Badan