Argagixisada

Taliyaha Hogaanka Howl-galinta CXD oo booqday Degaanadii Al-shabaab laga Xureeyay ee Jubbooyinka

Kismaayo(SNTV):–Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha howl-galinta ciidanka xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqday Deegaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xureeyay Maleyshiyada Nabadiidka Al-shabaab Saraakiisha Ciidanka...

Generaal Thomas Waldhauser” Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii looga hortagi lahaa ficilada foosha xun ka hor inta aysan dhicin.”

Muqdisho(SNTV);- War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareynkanka ee Afrikaa ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii kordhin...

Madaxweyne Axmed Madoobe”Way sii socon doonaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab”

Kismaayo(SNTV)- Kadib howlgal ballaaran oo lagu qaarijiyay maleeshiyaad iyo horjoogayaal badan oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo ka dhacay deegaanada Waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo burburyay Saldhigyo ay Alshabaab ku lahaayeen duleedka Kismaayo qasaarana Gaarsiiyay

Kismaayo(SNTV)- Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Jubbaland iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa nabadiidka Al-shabaab kala wareegay degaanka baarsanguuni oo Magaalada kismaayo u jira 50km,hlkasi...

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobolada Jubbooyinka

Muqdisho (SNTV), Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo howgallo waxay ka wadaan deegaano dhowr ah...

Ugu Akhris Badan