Argagixisada

Alshabaab oo la baxsaday gabar caruur ah

Nairobi-(SNTV)-Malleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa dabayaaqadii Todobaadkan ku Af-duubtay degaanka Xarboole ee Gobolka Gedo Gabar Lix  Sana jir ah,sida ay Arbacadii daabacday Jariiradda The Star ee...

Mareykanka oo ka fuliyay Soomaaliya weerar xagga cirka ah

Muqdisho (SNTV)- War saxaafadeed ay  soo saareen Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in 2-dii bishan 4-qof oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba horjooge oo Daacish ah (Dhageyso)

Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda  dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  ...

Horjoogayaal Daacish ah oo la maxkamadeeyay

Muqdisho (SNTV)- Mahad Max’ud Cabdi oo magacyadiisa afgarashada yihiin  ( Abtidoon, Abuu-yaasiin) iyo Max’ed Daa’uud Daahir Warsame  oo isagana loo yaqaanno  (Dr,raage)  ayaa loo...

Weerar qorsheysan oo lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaashii Al-shabaab

Bokool(SNTV) Wararka ka imaanaya gobolka Bokool ayaa sheegay in howlgal qorsheysnaa oo ay fuliyeen ciidamada Darwiishta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku dileen horjooge sare...

Ugu Akhris Badan