Argagixisada

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga “Waxaan isku furnay Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Marka”

Muqdisho (SNTV) Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dhawaan Nabad diidka Kooxda Alshabaab ka eryay deegaanada isku xira Muqdisho iyo Marka oo ay kamid yihiin Gandershe,...

Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buurhakaba

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuur oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal Maleeshiyaadka Al-shabaab...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Khaarijiyay degmada Qoryooleey

muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xalay Kooxda argagixisada Al-Shabaab weerar ku...

Ciidamada Jubaland oo cagta mariyay Alshabaab ku sugnaa Jannaay Cabdalla

Ciidamada Darawiishta Jubbaland iyo Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Danab Jubaland ayaa cagta mariyay labo aag oo ay Al-Shabaab fariisin ku lahayeen...

12 Alshabaab ah oo Saakow lagu dilay iyo Xasan Yacquub oo dhaawac halis ah qaba

Horjoogeyaal ka tisan maleeshiyada  Alshabaab oo lagu laayay duqeyn ka dhacday Saakow In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn...

Ugu Akhris Badan