Argagixisada

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):- Ciidanka Xoogga dalka ayaa lix maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay tiro kale oo badan ku dhaawacay deegaanka araara oo ku dhow...

Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay meel u dhow Degmada Jamaame

Kismaayo (SNTV) Ciidamada xoogga dalka ayaa hawlgallo ka wado deegaano hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose, halkaas oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan...

Miino Al-shabaab ay galiyeen Wadada xiriirisa Yoontooy iyo dalcadda Lug-Law oo la fashiliyey

Kismaayo (SNTV) Ciidmada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa fashiliyay miino ay al shabaab galiyeen wadada u dhaxeeyso Yoontooy iyo dalacadda Lug-Law, miinadaan ayaana al...

Sareeye guuto Saalax“Waxaan dilnay Dhagarqabe ka qeyb qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistan ah”

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Xoogga Dalka ayaa guulo waa weyn ka gaaray Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan...

Shabaab oo billaabay dhaqankii ugu xumaa oo ay Shacabka ku Boobayaan

Muqdisho (SNTV)- Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab waxaa markasta caado u ah inay boobaan shacabka Hantidooda iyagoo ku ganbanaya magaca Diinta Islaamka. Wararka hada laga...

Ugu Akhris Badan