Argagixisada

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Kooxda Daacish

Muqdisho (SNTV)- War qoraal ah oo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ay ku baahisay barteeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in 19-ka November 2018...

Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho (SNTV) Argagaxisada Alshabaab ayaa laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud ka dib Weerar Qorshaysan oo ay ku qaadeen Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug waxaana...

Xaruntii Marin Habaabinta Al-Shabaab ee Andolus oo la burburiyay

Muqdisho (SNTV)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jilib ee Gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in la burburiyay xaruntii marin habaabinta Al-Shabaab ee Andolus, ka...

Maleeshiyada Al-shabaab oo jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ka socda Galgaduud

Muqdisho (SNTV)- Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada   Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ballaaran...

Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galgaduud oo Alshabaab kala wareegay deegaano hor leh

Dhuusamareeb (SNTV)- Ciidamada Xooggaa Dalka iyo kuwa Galmudug oo is kaashanaya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay  Deegaanka Gool-goole oo qiyaastii 85Km  Koofur ka xiga...

Ugu Akhris Badan