Argagixisada

Horjooge ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Muqdisho (SNTV)-Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay degaanka Yaaqbari  ee Gobalka Shabeelaha Hoose...

Ciidanka XDS oo Gobolka Bakool ku laayay Malleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab

Xuddur-(SNTV)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jab xooggan gaarsiiyay Malleeshiyo ka mtirsan Kooxda ah Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaddan Fariisin ay Ciidanku ku leeyihiin...

Kenya oo sheegtay in ay Ciidamadeedu dileen xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)-Ciidanka difaaca Kenya ee KDF ayaa sheegay in ay dileen Saddex xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab mid kalena ay nolosha ku qabteen, markii uu...

Ciidanka Xoogga dalka oo Horjoogeyaal sare ku dilay deegaano u dhow Degmada Jammaame

Muqdisho (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Daraawiishta dawlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmadda Jammaame ee gobolka...

Ciidamada Ammaanka oo hub kala duwan ka furtay Maleeshiyaadka Alshabaab

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan kooxda Argagixisada al-Shabaab Ka dib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Habeenimadii...

Ugu Akhris Badan