Argagixisada

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isi soo dhiibay

Hor-joogahan oo uu Magaciisa Af-garashadu ahaa Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu ka tanaasulay fikirkii gurracnaa ee Argagixisada, wuxuuna codsaday in la cafiyo, haatanna uu...

Maxkamadda ciidanka oo maanta xukuno riday. {VEDIO}

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi daa’in ay ku riday...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad lagu laayay Shabeellaha Hoose

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqaymo iyo weeraro toos ah oo ka dhacay gobalkaas lagu laayay maleeshiyaad badan oo...

Ciidanka Amniga oo Suuqa Bakaaraha ku toogtay 4 Dhagar qabe oo ka tirsanaa Argagixisada

Ciidanka Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay khaarajiyaan dhagar qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ka dib markii ay  isku dayeen in ay...

Boliiska Kenya oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab qorsheynayeen in ay ka geystaan Mandheera

Hal Qof oo ka tirsan Dadka degaanka ayaa ku dhaawacmay dagaal kooban oo dhex maray Boliiska Kenya iyo Malleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo...

Ugu Akhris Badan