Muqdisho-31-5-2022 - Ciidamada Booliska Soomaaliya Ayaa xalay howlgalo dad farabadan lagu soo qabqabtay Waxa ay ka sameeyen Xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee...
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Degaanka War-ciise ee gobolka Shabeelaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheeysan kaasi oo ay ku baacsanayeen maleeshiyaadka...
Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa DG Galmudug ayaa maanta kooxda argagaxisada Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay isku...