Amniga

NISA oo qabatay shaqsigii soo maleegay weerarkii Hotel Saxafi

Muqdisho (SNTV)- Barta twitter-ka Hey'adda ayaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo kooban, waxa uuna u qorna sidatan "Howlgal xirfadeysan oo si taxadar leh loo...

Gudoomiye Ku-xiggeenka Amniga Gobolka Banaadir oo kormeeray Koontaroolada Ciidamada amniga

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiye Ku-xiggeenka dhanka Amniga & Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Koontaroolada ay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Dalka

Muqdisho, Nofeembar 26, 2018 –
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada Ciidamada ay ku leeyihiin Deegaanka Dhanaane.

Muqdisho (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kormeeray deegaanka Dhannaane ee Gobolka Shabellada...

Ciidamada ammaanka oo fashiliyay qarax miino oo lagu aasay Heliwaa

Muqdisho (SNTV):–Ciidamada NISA, booliska iyo shacabka oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay in la fashiliyo qarax miino oo lagu aasay Degmada Heliwaa, kaasi oo la...

Ugu Akhris Badan