Muqdisho.(SNTV):- Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka ay gacanta ku dhigeen nin Miino aasayay, xilli ciidamadu...
War saxaafadeed kasoo baxay hawl-galka Taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerar dhanka Cirka ah oo ay ka geysteen Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada...