Amniga

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire...

Maamulka G/Banaadir oo dardargelinaya Sugidda Amniga Caasimada

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah-furay mashruuca Sugidda Amniga caasimada Muqdisho, sheegeyna in 90 cisho...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda socdaalka Soomaaliya oo Norway kula kulmay Madaxda Laanta Socdaalka dalkaas

Muqdisho (SNTV)-Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal  ku maraya dalalka Finland, Norway iyo Belgium  ayaa...

Kheyre oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa Xalay  kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo gaaray Dalka Norway

Norway (SNTV):–Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadam Koofi oo safar shaqo ku marayey qaar ka tirsan wadamada Yurub ayaa...

Ugu Akhris Badan