Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

10dacembar oo ku asteeysan maalinta caalamigah ee la xuso xuquuqda aadanaha

Xuska maalinta caalamigah ee xuquuqda aadanah  ayaa ah mid loogu wacyi galinayo bulshada ilaalinta  iyo dhowrista  xuquuqda aadanah iyo in la joojiyo  xadgudubayada ka...

Diblomaasiyiin ka tirsan wasaaradda  Arrimaha Dibadda soomaaliya oo tababar uga furmay dalka Qatar

Toban Diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa tababar uga furamay dalka qatar ,tababarkan  ayaa waxaa sare loogu qadayay aqoonta...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al shabaab oo lagu dilay deegaanka Guulane ee Shabeellaha dhexe

Ciidamada la magac baxay Macawiisleyda oo iskood iskugu abaabulay inay la dagaalamaan Argagaxisada ayaa Weerar ku qaaday Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab oo ku...

Ciidamada Amniga oo Gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada oo maleegayay Qaraxyo

Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka, sida uu sheegay Taliska NISA. War...

Maleeshiyaadka Alshabaab oo isaga cararay deegaano dhowr iyo Diyaarado Dagaal oo dul heehaabaya

Wararka naga soo gaaraya Deegaano ka tirsan Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al shabaab ay isaga carareen kadib Diyaarado Joog...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...