Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Dhagar qabe ka tirsanaa Alshabaab oo Muqdisho lagu qabtay

Kadib howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho, Ciidanka amniga ayaa waxaa ay ku guuleysteen in ay gacanta kusoo dhigaaan dhagarqabe Amniyaatka Alshabaab...

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Mudane Abdi Fattah El-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudanayaasha, Madaxweyneyshaasha, iyo Madaxda hoggaaminaysa wufuudda; Mudane Musa Faqi, Madaxa Koomishinka Midowga Afrika, Ugu...

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta...

Ciidanka Ammaanka oo Miinooyin aad u culus kasoo saaray Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho, ayaa Warbaahinta sharaxaad ka siisay Howlgalada amniga...

Madasha Lixaad ee Wasaaradaha Dastuurka oo Ka furmay Kismaayo

Shirka madasha wasaaradaha Dastuurka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo saddexdii biloodba mar la qabto ayaa maanta ka furmay magaalada kismaayo ee dowlad goboleedka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...