Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Madaxda Qaranka oo Salaadda Janaasada ku dukaday Maydka Marxuum Eng Yariisow

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa...

32 Qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Dalka Afghanistaan

32 Qof ayaa ku geeriyootay 17 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray, markii ay Maanta oo Arbaco ah Miino la kacday Gaari...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan la qaatay xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo kasoo laabtay socdaal...

Guddiga Qaban-qaabada Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo Baaq u diray dhammaan beelaha Galmudug

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka...

Wasiir ku xigeenka Batroolka oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Columbus, Ohio Dalka maraykanka ayaa si diirran usoo dhoweysay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Batroolka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane;...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...