Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Warsaxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta ee Weerarkii Hotel SYL Muqdisho

Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa soo Gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen Hotel SYL oo weerar naf Halignimo ah ku soo qaadeen maleeshiyaad katirsan Xagjirka...

Gudoomiyaha Aqalka sare BFS oo Madaxda dalka Qadar kala hadlay arrimo quseeya labada dal

Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan  magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada Dowladda Qatar Mudane Axmed...

Ciidanka Amaanka oo soo badbaadiyey dadkii ku sugnaa Hotel SYL

Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa dadkii ugu badnaa ka badbaadiyay dhagartii ay kooxda Al-shabaab ladamacsanaayeen iyaga oo weerar ku qaaday  Hotel-ka SYL ee Magaalada...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Waddada isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Xamar Jajab

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta dhagax dhigay waddada isku xirto degmooyinka Xamar Jajab iyo Shingaani. Dhismaha...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta iyo tababarrada shaqaalaha Labada Dal

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya, Saddiiq Xirsi Warfaa ayaa Magaalada Istambul kula kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga,Mss; Zehra Zumrut Selcuk. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariic...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...