Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yeeshay Geneva

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa kulan ku yeeshay...

Soomaaliya oo qorsheyneysa in ay Qunsuliyado ka furato qaar ka mid ah Magaalooyinka Mareykanka

Dowladda Soomaaliya oo  qorsheyneysa in ay qunsulyaddo ka furato qaar ka mid ah magaalooyinka Mareykanka, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washinton  Cali Shariif oo ka hadlay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Geneva kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibedda Sweden

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre,  ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, ann christin...

Hab casri ah oo loo sugayo Amniga Magaalada Muqdisho

Waddooyin muhiimka ah ee magaalada  Muqdisho ayaa laga hirgaliyay Kaamirooyinka Qarsoon kuwaaso loogu talagalay la,socodka dhaq dhaqaaqyada ammaanka waddooyinka. Kaameriiyinkan ayaa looga goolleyahay  in ay...

Ciidamada XDS oo ka hortagay wareer ay kusoo qadeen Al-shabaab Deegaanno ka tirsan Jubbada hoose.

Ciidamada XDS oo ka hortagay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo qaadeen deegaanno hoos taga Jubbad hoose, iyagoo dilay tiro ka tirsan maleeshiyaadkaasi. Arrintan ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...