Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Horjoogayaal Al-Shabaab ahaa oo ku geeriyootay qarax ay maleegayeen

Malleeyaal iyo Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Mililiqo oo ka tirsan Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Dadka ku dhaqan...

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka iyo Dowladda...

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo ka hadlay Howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed C/raxmaan Kheyre oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab ay...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo xaqiijisay dhaqangalka Manhajka dugsiga dhexe

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe ee dalka, kaas oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda. Agaasimaha Xafiiska...

Ayax ku dagey qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in uu ay ayax uu ku degay qaar ka mid ah Gobolka Gobolka Hiiraan. Ayaxa ayaa shalay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...