Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY WALAALKIIS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LOO DOORTAY XILKA MADAXWEYNAHA JF

Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka...

Raisulwasaare Rooble oo u Hambalyeeyey Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Raisulwasaraha Dalka mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa lagu yiri-Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

Xildhibaanada BFS oo caawa Doortay Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud.

Doorasho xiiso badneed oo caawa ka dhacday Teendhada afisyooni  saacado badana qaadatay Ayaa waxaa ku soo baxay loona doortay Madaxweynaha Jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Hassan...

Hasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo u gudbay wareeg sadaxaad.

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah. 1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110 2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo...

Tirinta codadka wareegga labaad ayaa bilaabatay

Waxaa hadda soo idlaaday wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha 10aad ee JFS, asiga oo codeeyay Xildhibaankii ugu dambeeyay oo ah Hassan Sheikh Mohamud oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...